Faahfaahin: Dab Khasaare geystay oo xalay qabsaday Suuqa degmada Afgooye (Sawirro)

Dab xoog leh ayaa xalay saqdii dhexe qabsaday qeybo ka mid ah suuqa degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose kaasoo geystay khasaare Maaliyadeed. Wararka ayaa sheegaya in dabkan uu markii hore ka bilowday Kawaanka hilibka lagu iibiyo ka dibna uu ku faafay qeybo ka mid ah suuqa, iyadoo degmadaas aysan laheyn wax gaadiid dab demis ah. … Continue reading Faahfaahin: Dab Khasaare geystay oo xalay qabsaday Suuqa degmada Afgooye (Sawirro)